28th November 2024  admin  Category :

Jaaliyadda Buraan ee dalka Ingiriiska ayaa lacag gaaraysa $ 3500 waxay Fidro ahaan ugu direen dadka Danyarta ah ee ka soo jeeda degaanadii ay ka yimaadeen

Lacagtan ayaa waxa ka ma’suul ahaa Siciid Uurcad, wuxuuna ku soo hagaajiyey waxgaradka degaanka.

Waxgaradka degaanka ayaa waxay isla garteen inay sidan u qaybiyaan

1- In raashin isugu jira Bariis iyo Bur, loogu qaybiyo 80 qoys magaalada Cawsane ee degmada Badhan

2- In raashin isugu jira Bariis iyo Bur loogu qaybiyo 36 qoys magaalada Balibusle ee degmada Buraan

3- In raashin isugu jira Bariis iyo Bur loogu qaybiyo 30 qoys magaalada Buraan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*