18th April 2024  admin  Category :

Labo wiil, oo ka soo  jeeda beesha Murursade, ee Hawiye  ayaa maanta labo xil loo kala  magcaabay, ka dib markii Xasan Xaad balan qaday inuu dawladda la shaqaynayo

C/fataax Ibraahim Cumar Shaaweye, oo ka soo jeeda beesha Murursade  ayaa loo magacaabay Agaasime Kuxigeenka Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Sidoo kale Maxamed Abuukar Cali Jacfar, oo isaguna ka soo jeeda beesha Murursade  ayaa loo magacaabay taliyaha howlagalada NISA.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*