26th July 2024  admin  Category :

Shilkan ay galeen labada Markab ee HMS Chiddingfold iyo HMS Bangor, ayaa yimid kadib markii Markabka lagu magacaabo Chiddingfold uu ku dhacay Markabka Bangor oo xiligaa ku xirnaa dekadda Baxrayn

Shilkan ay galeen labada Markab ee HMS Chiddingfold iyo HMS Bangor, ayaa yimid kadib markii Markabka lagu magacaabo Chiddingfold uu ku dhacay Markabka Bangor oo xiligaa ku xirnaa dekadda.

Labada markab ayaa ku sugan Gacanka iyada oo qayb ka ah hawlgalka ciidamada UK ee Gacanka iyo Badweynta Hindiya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*