26th April 2024  admin  Category :

Taliyihi Ciidanka Sirodoonka ee maamulka Hargaysa ee Gobolka Sool Oo La Dilay

Waxaa sideedii fiidnimo Magaalada laascanood, lagu dilay Taliyihii Sirdoonka Somaliland, ee Gobolka Sool.

Waxaa sideedii fiidnimo Magaalada laascanood, lagu dilay Taliyihii Sirdoonka Somaliland, ee Gobolka Sool.

Cabdiqani Guhaad, ayaa lagu dilay Afaafka hore Aqalkiisa xili uu ku siii jeeday guriga uu dagan yahay.

Taliyahan caawa la dilay ayaa la sheegayaa in uu gacanta ku hayey baarista qaraxii labo todobaad ka hor lagu khaarajiyey Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Sool, Xasan Sheekh.

Ilaa hadda majiro wax war ah oo ay Laamaha amnigu ka soo saareen dilka ay caawa raga hubeysani u geysteen Taliyihii Sirdoonka gobolka Sool ee maamulka SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*