26th July 2024  admin  Category :

Ciidamada Xaq u dirirka Khaatumo ee U Hogaamiyo Kornayl Faysal falaalug ayaa xalay sax dhexe ka soo galay Afarta koone Laascaanood.

Ciidamada Khaatumo oo ku hubaysan Hubka Qeybihiisa kala duwan ayaa Dhawr goobood ka soo galay magaalada laascaanood habeenkii xalay.

Saldhiga Burta Sayidka laascaanood oo ay dagan yihiin maleeshiyada beelaha Isaaq ee SNM ayey ciidanka khaatumo xalay la wareegen kuna qabsaden dagaal xoogan iyagoo gurtay hubkii halkaasi yiilay iyo guud ahaan saldhigaba.

Sidoo kale ciidanka khaatumo ayaa badhtamaha magaalada gudaha usoo galay iyagoo qabsaday saldhigyo dhawr ah.

Dagaalka xalay ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac waxaana maleeshiyada SNM ay xalay jaren ISgaadhsiinta sida Internetka iyo Korontada

Ciidanka Khaatumo oo si lama filan ah xalay kusoo galay laascaanood ayaa mudo afar saac ah guud ahaanba gudaha laascaanood ku ahayay gacanta,


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*