26th December 2024 admin Category :
Maalintii Farmaajo booqashada ku yimid Puntland Cinwaanka BBCda laanteeda af Soomaaliga wuxuu ahaa “halis miyuu u bareeray madaxweynhu. Maanta oo boqolaal kun oo Soomaali ah, oo ku nool caasimadda Puntland ee Garowe oo isgu jira dhamaan qaybha bulshadau ka kooban tahay ay isugu soo baxeen si ay u soo dhoweeeyaan R’aisulwasaarahooda Xasan Cali Kheyre. Cinwaanka BBCdu wuxuu noqday ” “MALA DHIHI KARAA MARTI BAAD KU TAHAY GAROOWE”.
https://youtu.be/ghtWa1Y72PA
https://allsanaag.com/dhinac-u-xaglinta-voa-iyo-bbc/