29th March 2024  admin  Category :

 

War deg deg ah Kuraastii Aqalka sare ee Sool iyo Sanaag oo SNM doonaysay inay qaataan iyaga oo garab ka helaya USC, ayaa go’aan daciif ah laga soo saaray hadda

Madaxdii maanta isugu tagtay magaalada Muqdisho,  oo ay ka maqnaayeen labada Hogaamiye ee ka soo jeeda beesha Daarood oo kala ah  Cabdiweli Gaas iyo Axmed Madoobe , ayaa go’aan waxay ku gaareen in shir ay u wada dhan yihiin madaxda madashu lagu qabto Muqdisho bisha Decmber 13keeda

Warkan wixii ku soo kordha gadaal ayaan ka soo qoraynaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*