13th November 2024 admin Category :
Kumuu ahaa Laacibkii iyo Geesiga Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaan dalka Yaman.
Waxa jirtay orah ay Yamantu ama reer Cadmeedku ay isticmaalaan oo ah ma ” Cali Xeero ayaad is mooday”.
Kumuu ahaa Cali Xeero?
Cali Xasan Xeero, wuxuu ahaa Yamani Somali , asalkiisu ka soo jeedo beesha Warsangeli, wuxuu ka mid ahaa Laacibintii ugu caansanaa kubadda Cagta dalkaas oo u ciyaari jiray Kooxda Al-Mohammadi
Markii danbena wuxuu noqday geesi ay reer Yamani ku faanaan oo aad looga yaqaanay dalkaas, wuxuu ka mid noqday hogaamiyaashii xornimo doonka dalka Yaman.