26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, kulan kula leh magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta Hawiye waxayna ka wadahadlayaan arrimaha doorashooyinka.Kulanka waxaa kale oo ka qeybgalay; madaxweyniyaasha Galmudug, Hirshabeele iyo qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee labada aqal ee beelaha Hawiye

SHAREFacebookTwitter

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*