14th March 2026  admin  Category :

Garoowe : 01 March 2026: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Gudoomiye ku xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa caawa ka qayb galay shir deg deg ah oo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uu la yeeshay Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*