26th April 2024  admin  Category :

Kula hordhac ah oo Qaadhaan loogu uruurinayey waddada Ceeldaahir Ceerigaabo ayaa lagu qabtay Magaalada boosaaso iyadoo guddiga lagu wareejiyey qaadhaan lacag ah oo gaadhaya $12,000 oo ay soo dhiibeen “Ururka hablaha Qurbe joogta ah ee Fatxul khayr”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*