29th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qeybgalay kulan ay yeesheen Madaxda DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah Federaalka ah, kaasi oo looga hadlay meelmarinta Heshiiskii lagu go’aamiyey Doorashada Dalka oo la horgeynayo Baarlamaanka.

Sidoo kale waxaa uu Madaxweynuhu ka qeybgalay Kulan kale oo lagu soo dhoweeyey Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah DFS oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*