19th May 2024  admin  Category :

Xukuumadda Soomaaliya oo Qabanaysa Kulamo Looga Hadlayo Shidaalka Dalka.

Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta waxay marti galindoontaa 2 Shir oo lagu soo bandhigayo Xogta Batrool kuwaas oo is xig xigi doona kana kala dhacaya wadamada  Turkiga  Istanbuul Iyo Maraykanka  Huuston, Ka qayb galayaasha ugu badan ayaa noqon doona Shirkadaha Reer Eeshiya iyo Maraykan ka.

Somali Ministry Petroleum & Mineral Resources will host two Consecutive Petroleum Roadshows One In Turkey #Istanbul main participants Companies from #Asia and the other One In USA #Houston main participants Companies from USA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*