8th May 2024  admin  Category :

Saleebaan Cali koore oo sheegay inuu ku dhacay xanuunka Covid 19 , isaga oo dhowaan ka qayb galay shir lagu qabtay Laascaanood. Koore ma sheegin in uu xanuunkan qabay intaanu Hargaysa ka iman oo uuna ka qayb gelin shirkii beelweynta Maxamuud Garaad ee Dhulbahante. In badan oo ka mid ah Bulshada reer Sool oo shirkan ka qayb gashay ayaa khatar u ah inay xanuunkaas ka qaadeen Koore

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*