17th July 2026  admin  Category :

Kulan ay ka soo qaybgaleen wafdi wasiirro ka tirsan golaha wasiirada Dowladda Puntland oo uu hogaaminaaayey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada, Mudane Caydaruus Axmed Faarax ayaa maanta ka qabsoomay xarunta dowladda hoose ee degmada.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalay maamulka heer gobol iyo heer degmo iyo isu-duwayaasha wasaaradaha ee gobolka.

Intii uu kulanku socday waxaa diiradda lagu saaray wada-tashi, xog-isweydaarsi iyo xoojinta iskaashiga lagu horumarinayo arrimaha gobolka, iyadoo si gaar ah looga hadlay dardargelinta adeegyada bulshada iyo sidii loo mideyn lahaa dadaallada horumarineed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*