26th April 2024  admin  Category :

Ma rabtaa inaad ogaato sababta Isimada Warsangeli ay  ugu soo dhowayn waayeen degaanadooda madaxda Dawladda federaalka Soomaaliya?

Isim kasta oo ka mid ah Odayaal dhaqamweedka beelaha  Somaaliyeed oo aan ka hayn Isimada  ka  soo jeeda  beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli, waxay madaxda Soomaaiyeed ku casumaan ama ku soo dhoweeyaan  degaanadooda ay xarumaha soo jireenka ah ku leeyihiin. Tusaale Boqor Burhaan wuxuu ku soo dhoweeyey Madaxweyne Farmaajo Xaruntii saldhiga u ahayd Boqortooyadiisa

Hadaba yaa u diiday in Isimada beelaha Warsangeli xarumahooda ku soo dhoweeyaan Madaxda Soomaalida.

Marabigan hoos ka hadlaya wuxuu ka soo jeeday sideetameeyadii  Qoys aad u dan yar oo ka mid ahaa  reer guuraaga degmada   Ceel buh, sida dhaqanka saldanada Warsangeli ahaa iyo in lays  gacan qabto, ayaa Oday ka mid ahaa Odayaashii ugu caansanaa uguna lacagta badnaa gobolka Sanaag, Allah ha u naxariistee  oo markii danbe Isaaqu dileen wuxuu keenay degmada Ceerigaabo si uu wax u baro. Waa ka cararay dugsigii iyo waxbarashaddii . Markii uu dugsigii ka cararay  ayaa waxa la saaray gaari si uu Kirishbooy uga noqdo oo qoyskiisa wax u taro.

Isaga oo Kirishboygii ah ayaa beesha isaaq ku soo hubeeyeen dadkiisa iyo degaankiisa si aan mashaariic looga hirgelin.

inta Dadka noocan ah lagu naas nuujinayo gobolka Sanaag sida uu yahay wax iska bedeli maayaan . Waa ninkii xabadda ku furay Caruur ku mudaharaadaysa Sanaadiiqda SNM oo Cisbitaalka dhigay , Waa ninka qiranaya in Wasiir Jamaal uu xabadeeyey. Ma kula tahay in ninkan Mashaariic iyo nololol u keenayo shacabka gobolka sanaag

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*