26th July 2024  admin  Category :

Kiiska badda: Maqnaanshaha Kenya ma ka dhigan tahay guusha Soomaaliya?

Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa maanta billowday dhagaysiga dacwadda kiiska muranka soohdin badeedka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Dhageysiga maanta ayaa yimid ayada oo Kenya ay maxkamadda ku wargelisay inay ka baxdan kiiskan, oo aanay ka qeyb-geli doonin dhageysiga, sida ay werisay warbaahinta gudaha ee dalkaas.

Haddaba, maxa laga filan karaa dacwaddan? Haddiise Soomaaliya ay diyaar tahay Kenya-na aysan ka qeybgalin dhagaysiga, ma ka dhigan tahay in Soomaaliya loo xukmin doona kiiska?

Su’aalahaasi iyo kuwa kale ayay Sahra Cabdi Axmed weydiisey Dr. Axmed Cali Khaire oo shahaaddada PhD ku haysta sharciyada caalamiga ah, joogana Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*