27th July 2024  admin  Category :

Ina ileey nimankii ay is hayeen oo sabab u ahaa xasuuqa Soomaalida oo hadlay,

Qoraalka hoose waxa   baraha Bulshada soo dhigay Khumaniga Oramada,  ninka ay aadka u  taagrresan yihiin  Jawar Mohamed. Qoraalkan kooban  ayaa waxaad ku ogaanaysaa in Jawar wax ka ogaa Xasuuqii hore Ee Soomaalida loo gaystay. Sidoo kale waxaad ku ogaanaysaa in Oromo Cabdi ileey inqilaabtay

Waa war tiiraanyo leh in 9 qof oo ah walaalahayaga Soomaaliyeed in maanta  lagu dilay meel u dhow dhow Chinaksan.  Iyadoo Cabdi Ileey aynu  xilkii ka xayuubinay. Ma jirto sabab kale  uu dilku u sii socdo

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Oramadii oo u dabaaldegaysa xariga Abdi Ileey

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*