27th December 2024 admin Category :
Ina ileey nimankii ay is hayeen oo sabab u ahaa xasuuqa Soomaalida oo hadlay,
Qoraalka hoose waxa baraha Bulshada soo dhigay Khumaniga Oramada, ninka ay aadka u taagrresan yihiin Jawar Mohamed. Qoraalkan kooban ayaa waxaad ku ogaanaysaa in Jawar wax ka ogaa Xasuuqii hore Ee Soomaalida loo gaystay. Sidoo kale waxaad ku ogaanaysaa in Oromo Cabdi ileey inqilaabtay
Waa war tiiraanyo leh in 9 qof oo ah walaalahayaga Soomaaliyeed in maanta lagu dilay meel u dhow dhow Chinaksan. Iyadoo Cabdi Ileey aynu xilkii ka xayuubinay. Ma jirto sabab kale uu dilku u sii socdo
Oramadii oo u dabaaldegaysa xariga Abdi Ileey