26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay go’aanka Guddoomiye Jawaari ee ku aadan is casilaaddiisa

Madaxweynaha Dalka ayaa faray hay’adaha Dowladda in ay dardar galiyaan Howlaha Horyaalla,waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan Dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*