26th July 2024  admin  Category :

Khiyaanada ku qarsoon dacwadda muranka Badda Somaliya iyo Kenya

Waraysi ku saabsan dacwadda badda Somalia iyo Kenya ee  ka socota Maxakamadda Cadaaladda ee aduunka (ICC).
1. Maxaa keenay dacwadda?
2. Haddii Kenya dacwad ka qabto maxay u soo dacwoon waday?
3. Maxaa keenay in Somalia soo dacwooto?
4. Maxaa loogu aadiyey xilliga doorashada?
5. Kenya maxaa cadayn ah oo ay haysataa?
6. Badda hadda la isku haysto maxaa loo siiyey Soma Oil and Gas?
{youtube}90RgLF5IF_0{/youtube}
Su’aalahaas waxaa ka jawaabaya aqoonyahan Abdisalam Haji Ismail oo in muddo ah daba socday khiyaanooyinka lagu hayo badda Somalia iyo halista Somalia kun socoto waxaana waraystay Weriye Abdulqaadir Mursal ee Dalmar TV Columbus, Ohio.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*