26th July 2024  admin  Category :

Andrew hill,  oo ah tababare ka shaqeeya Tv Maamulka SNM-ta  eel lagu macaabo Soomaaliland Tv, oo beentooda faafiya ,  ayaa hadda  maamulka SNM-tu ku sheegeen inuu yahay ergayga boqortooyada ingiriiska u soo magacowday maamulka Hargeysa .

Maamulka SNM, iyaga oo og qofka uu yahay Andrew hill, una shaqaalaysiiyey inuu uga shaqeeye Talafishoonka,  ayaa hadda iyaga oo shacabkooda ay beenta ku hogaamiyaan 27 sano mar kale iyaga oo  been u sheegaya waxay warbaahinta ka  sheegeen in Andrew Hil, uu yahay Safiir Dawladda Ingiriisku usoo Magcawday Somaliland.

Mid ka mid ah Warbaahinada Caalamka ayaa qortay in Andrew Hil yahay tababare ka shaqeeya tvga maamulka iskiis madax-banaanida ugu dhawaaqay ee aan la aqoonsan

Image result for bad government gif

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*