26th April 2024  admin  Category :

Kheyre iyo Wefdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta warbaahinta gudaha si faah-faahsan uga warbixiyay shirkii uu kaga qayb galay Belguim, kaas oo looga hadlayay amniga dalka iyo xaalada ciidamada jooga Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*