27th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo Soomaali wuxuu ka doortay koox Federaal diid ah, oo ka cabsi qaba haddii ay timaado doorasho xor ah inaanay heli doonin ama ayna haysan xaafado laga soo dooran doono , iska daa degmo ama magaalo. Kooxdan waxa ka mid ah Fahad Yaasiin oo maanta u haysta in reer Puntland Kurdiyiin yihiin.`

Sababahan kaligii talisnimada ah iyo go’aamada deg dega ah sida kii wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaloya looga eryey dalka , wada tashi la’aanta umadda Soomaalieed Kooxda villa Soomaaliya ee maamul goboleedyada, ayaa hadda golaha amaanka Qaramada midoobey ka soo saareen go’aamo iyo qorsha Road Map ka ee looga sii aadaayo Dalku helo Qof iyo cod ..si is Wada Ogol Ah .

Khariirad Cusub

Image may contain: text
Image may contain: text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*