29th March 2024  admin  Category :

Cali Khaliif ayaa soo dhaweeyay wadahadalada dhexmari doona SNMta iyo dawladda Soomaaliya. Beesha Isaaq ayaa xasuuq ka tabaneeysa dawladdii Kacaanka, waana iyaga kuwa doonaya ineey goostaan oo ay kalla hadlaan dawladda federaalka. Cali Khaliif ayaa sidoo kalle sheegay in Khaatumo ay kalla daneesatay qof kastana uu tareenka meel kaga daggey. Sidoo kalle, Cali Khaliif ayaa sheegay ineey ciidan laba boqol ah oo ay Khaatumo laheed ay ku wareejiyeen beesha Isaaq.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*