26th July 2024  admin  Category :

Degaanada beesha   reer Khaaumo ka degan yihiin  Soomaaliya,  labo arimood ayeey kaga duwan yihiin  degaanada Soomaalida intooda kale ay degaan.

Labadan  arimood ee reer Khaatumo kaga duwan yihiin Soomaali inteeda kale ayaa waxay yihiin:

Degaaanada Khaaumo wixii ka danbeeyey burburkii Soomaaliya kama uuna  dhalan ama kama soo caan bixin qabqable dagaal,  oo ka qayb qaatay dagaaladdii sokeeye iyo burburkii Soomaliya.  25 sano ee dagaalka sokeeye Soomaaliya ka socday,  mar walba degaanada Khaaumo waxay ahayeen kuwo iyaga  duulaan lagu ahaa. Beelaha ay deriska yihiina waxay ku wada noolaayeen nabad, aan ka ahayn beelaha  hubaysan ee SNM oo deris wanaagii ka doortay inay dhiig daadiyaan.

Qodobka labaad oo u baahan in bulshada Caalamka laga dhaadhiciyo, ayaa waxay tahay in degaanada Khaatumo ayna abuurin, dirin, is qarxin, maalgelin argagixiso sida beelaha ay deriska yihiin ee Isaaq oo ay ka soo wada  jeedaan dadka ugu badan oo isku qarxiyay dalka guduhiisa iyo dibadiisaba. Shalay iyo maanana madaxda ugu badan ee argagixisadu waxay ku soo jeedaan beelaha deriska kala ah Khaatumo waqooyiga Soomaaliya

Gebagebaddii Laascaanood ilaa maana waxay ku maqan tahay waa been laga qoray iyo argagixiso ayaa joogta , waa in arintan  aqoonyahanada reer Khaatumo ka daba tagaan oo caalamka u soo bandhigaan xaqiiqda ka jirta degaanada Khaatumo inta waqti lagu luminayo nin xil doonaya oo indho l’aan lagu taageerayo jiho kasa oo uu fooda saaro

ALLSANAAG.COM

Image result for allsanaag xasuuq cayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*