
24th February 2025 admin Category :
Kenya: Dood ka taagan xilalka muhiimka ah ee ay hayaan Soomaalida Kenya
Dalka Kenya waxaa ka taagan dood adag oo u dhaxeysa Soomaalida iyo Keenyaanka kale taasi oo ku saabsan xilalka muhiimka ah ee ay Soomaalidu ka heleen dowladda Kenya. Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.