
10th July 2026 admin Category :
Madaxweyne Kuxigeenka Dowlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Dhaqalaha Puntland ee BoossaasoMamulka Gobolka . Taliska qaybta Gobolka iyo Mamulka Degmada Boossaaso ayaa ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa qaybaha kala Duwan ee bulshada reer Bosaaso








Axmed karaash ha aado Sool oo ha iska daayo kooxdan aaran jaan ee dawlad diidla ah martida uu u yahay
Waxaa magac iyo maamuus u ahaan lahayd in lagu soo dhaweeyo laascaanood