26th April 2024  admin  Category :

Karaasha oo ka aamin baxay Bulshada reer Puntland oo Miciin biday Wiilasha BBCDA ka shaqeeya oo aan horay looga baran wanaaga Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash, ayaa sheegay in bartiisii Facebook hawada laga saaray, wuxuuna Wiilasha BBCda u sheegey in uu socdo baadhitaan:

“Waa ka maqan yahay hawada ayaa la igu yidhi, howshii ayaan baadhaynaa, hawada in uu ka maqan yahay ayaa la xaqiijinayaa sababta uu uga maqan yahay ayaa la xaqiijinayaa markaan ogaanno ayaan ka jawaabaynaa,” Ayuu yidhi Karaash.

Axmed Karaash, haddii uu doonayo inuu sii haysto kalsoonida Bulshada Puntland waa inuu ogaadaa halka fariinta loo mariyo Bulshadiisa. BBCDA Afka Soomaaliga sumcad badan kuma laha bulsho weynta PUntland

No photo description available.

https://allsanaag.com/laanta-bbcdu-waa-moorada-mooryaanta/

https://allsanaag.com/dhinac-u-xaglinta-voa-iyo-bbc/

https://allsanaag.com/dhinac-u-xaglinta-voa-iyo-bbc/

One thought on “Karaash Muxuu ku jeclaaday Kooxdan

  1. Haybe

    Karaash wuxuu ku jecel yahay cadowga Puntland asaga qudhiisa ayaa cadowga Puntland waana xaqiiq dhab ah oo jidha. Puntland waxaa jira dad aaminsan oo ay dhiigooda ku jidho una dhinta iyo koox dhadhamo kula joogta balse aan jeclayn jiritaankeeda Karaash na kuwaasuu oday u yahay.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*