26th September 2023 admin Category :
Caburinta lagu hayo shacabka Laascaanood ayaa socota, hase yeeshee shacabka Laascaanood waa kuwo diyaar u ah ineey iska kiciyaan cadawga ku soo duulay dhulkooda. Muuqaalka hoose waxaad ku arki kartaa dumarka reer Laascaanood oo diiday caga jugleenta iyo xirxirka lagu hayo, waxeeyna u sheegeen cadawga ku soo duulay gobolka Sool ineey u harsantahay oo kalliya inta ciida ka dhiman.
Allsanaag.com