18th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo beeniyey in wada hadal u socdaan Villa Wardhiigleey

Madaxwayne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanayay siiyay Jubbaland TV  isaga oo beeniyay warar been abuur ah oo dhawanahaan dadka lagu wareeriyay kuwaas oo ahaa in uu wada hadal kula jiro DFS.
Madaxwayne ku xigeenka ayaa sheegay in dawladda federaalka Soomaaliya uu wadahadal la gali doono kaliya haddii ay shacabka iyo xukuumadda Jubbaland u wakiishaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*