25th October 2024  admin  Category :

” Jubaland waxaa Haysta Dad U baahan ( Ogaadeen)  in Dalkan laga Xoreeyo”. Sidaa waxa yiri Cabdi Shire Ciyaar Jecel, oo ka mid ah  Xildhibaanada   baarlamaanka Soomaaliya,  horayna u taageeri jiray Bare Hiraale iyo Mooryaantii Diyaaradaha iyo Doonyaha u soo raaci jiray si aan loo samayn maamulka Jubbaland

Siyaasiyiinta Jubbland ayaa  dhaliilay Fanaankii gaarka ahaa ee Bare Hiraale iyo Mooryaanta, oo hadda noqday xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*