26th July 2024  admin  Category :

Mashruucan sida muuqata mugdi ayaa ku jira, waxayna u badan tahay in Somaliland la soo marsiiyey . Mashaariicda Puntland ka yimaada ee ka socda gobolka intooda badan qaab dawladeed ayeey u shaqeeyaan, oo waxaad arkaysaa wasiirkii, agaasimihii oo ku hadlaya magac dawladeed oo mashaariicda ay wadaan ka hadlaya. Laakiinse kuwa la soo marsiiyo Hargaysa ” Waa qowda maqashoo oo waxba ha u qaban. Ma jirto hay’ad caalami ah oo lacag ku bixisa in dhagxaan la tuuro sida ay hadda inoo sheegayaan.

Waa kan mar hore oo ay Somaliland sheegeen inayh dayac tireen jidkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*