
17th June 2026 admin Category :
Shantii Sano Ee Guddoomiye Jawaari ahaa Guddoomiye Barlamaan waxaan ku Xasuusan doonaa Ruwaayadii Qabyo.
5-Sano Oo Qabyo ah.
Dastuurkii Dalka oo Qabyo ah
Xeer Hoosaadyadii Dalka oo Qabyo ah
Gurigii Barlamaanka oo Qabyo.







