23rd October 2024  admin  Category :

Diyaaradda Qadar raadaarkaygu waa qabtay saaka .  dee  ma ayna  dul marin Hargaysa oo caasimaddii Qaranka Somaliland ah ee waxay  dul martay Burco. Dadka leh Hargaysay dul martay waa cadowga Somaliland. Wxa ku xigta dee xaafadda maxamed Mooge ma dul marine Gacan libaax bay ka weecatay

https://youtu.be/Xch1VvPlKpM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*