26th July 2024  admin  Category :

Ciidankii C/rashiid Janan oo gudaha u galay Degmafa Beled Xaawo

Dagaal ayaa ka socda gudaha degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, halkaasoo saqdii dhexe ay soo duulaan ku soo qaadeen Ciidamada C/rashiid Janan oo in muddo saldhig ku lahaa agagaarka magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in xaafado ka mid ah Beledxaawo qabsadeen ciidankaas huwanta ee uu horkacayo C/rashiid Janan.

Saraakiil ka tirsan Jubbaland ayaa sheegaya in gebi ahaanba ay la wareegeen Beled Xaawo, haatan uu dagaalka ka socdo dhanka wadada aada Doolow.

One thought on “Janan oo gudaha u galay Degmafa Beled Xaawo

  1. Jirac

    Maxaa ka galay Gedo “Shaatiga walaaha Galgaduud oo gashan ciidanka qaranka somaliyeed” xagee ka jiraan ciidanka qaranka. Gedo waa Jubaland Hal wiil oo Reer DIINI ah haduu ku dhinto waxaa u qaalay afgooc Farmajo. Guuleysta Reer jubaland amaankiina adkaysta yaan la’idin gashan shaatiyada shaydaanka.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*