8th May 2024  admin  Category :

Buur Madow oo ka soo jeeda Beesha Muuse Abokar ee Habar jeclo ayaa Jamhad ka dhan ah beesha Isaaq intiisa kale kaga dhawaaqay Bariga gobolka Togdheer, isaga oo gacan saar la leh siyaasiyiin ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya

Buur Madow, ayaa samaystay Jamhada lagu magcaabo Xaqdoon oo ay gaar u leeyihiin beesha Muuse Abokar, Habar Jeclo ee Bariga gobolka Togdheer, saldhigna ka dhigtay buuraha guban

Jabhaddan Habar jeclo, sida la sheegay waxa laga maal gelinayaa magaalada Muqdisho. Siyaasadda dawladda ayaa ah in labadii beelood oo nabad ku wada degenba in madaxa laysugu dhufto

https://youtu.be/4OUw0-xq-O4

One thought on “Jamhadda Buur madow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*