18th April 2024  admin  Category :

Galmudug ayaa u muuqata mid gashay qalalaaso doorasho kadib markii dawladda federaalka ay ku kacday musuqmaasuq iyo isdaba marin si musharaxa ay wadato uu ugu soo baxo doorashada.

Carrada ka dhalatay isdabamarinta dawladda ay ka waddo magaalada Dhuusamareeb waxeey sababtay in Ahlasunna ay sheegto in doorasho gaar ah ay qaban doonto, meesha Xaaf uu isna ka wado magaalada Gaalkacyo doorasho kalle, waxaa intaa dheer in musharixiinta qaar ay qaadaceed doorashada ay dawladda hor boodeeyso maadaama wax isdaba marin weeyn ay ku kacday dawladda.

Hadaba, waxaa dhab ah in aan la aamini karin dawladda uu hoggaamiyo Farmaajo, maadaama ay ka leexatay shaqadii laga sugayey, waxeeyna shaqadii dawladda oo dhan ay ku soo ururtay buruburinta maamulada iyo iska horkeenida bulshooyinka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*