28th March 2024  admin  Category :

Daawo midaynta Jabhadihii beesha Isaaq oo midoobey, ka dib dagaalkii Shidan iyo Xeebaha gobolka Sanaag. Siyaasiyiinta beesha Isaaq ayaa dedaal ugu jira sidii ay degmada Ceerigaabo uga dhigi lahaayeen magaalada Isaaq, waana sababta midaynta Jabhadaha Isaaq loogu qabtay magaaladaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*