26th December 2024 admin Category :
Wasiiru Dawlaha Waxbarashadda Dawladda Puntland ayaa maanta Gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxaa uu ku wareejiyey Jaamacadda Maakhir ee Degmadda Badhan ,waxaana xafladda ka qaybgalay xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,Suldaan Siciid Suldaan C/salaan,maamulka heer gobol iyo heer degmo.