17th July 2026  admin  Category :

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ahna Gudoomiyaha Gudiga Taakulada Ciidamada Puntland Saciid Jaamac Qorsheel,, halkan waxaa ka sheegayaa ugana mahadcelinayaa Jaaliyadaha Puntland ee dalka dibadiisa ku sugan ee Lacagaha Taakulada na soo gaarsiiyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*