
25th February 2025 admin Category :
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa heshiis ku gaadhay in ay meesha ka saaraan khilaafkii dhexdooda, ayna bilaabaan wada-hadallo farsamo; iyada oo Itoobiya heleyso marin-badeed; iyada oo ilaalinaysa Midnimada Soomaaliya.
Waxa kale heshiisku suragelinaya Itoobiya ay hesho deked ay ku adeegsato, waxa jiraya heshiisyo laba geesood ah; Qandaraas, kiro, iyo habab la mid ah oo ay Itoobiya u adeegsan doonto dekedda ay ka doonayso badda Soomaaliya .
