26th July 2024  admin  Category :

“Islii keligeed ma ahan suuqyada dadka ku badan yihiin, go’aankanna waa eex”

Xildhibaanka kamukunji ee Xaafadda islii ka tirsan tahay Yusuf Xasan ayaa si adag uga jawaabay go’aanka maanta ee dowladda Kenya.

Wuxuu ku tilmaamay eex inuu yahay go’aankaas. “Kumannaan qof oo kale ayaa halkaas u shaqo taga ama ka dukaameysta.

Wasiirka Caafimadka ee dalka Kenya ayaa xayiraad guud ku soo rogay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi iyo qayb ka mid ah magaalada Mombasa.

Labadaas goobood ayaa laga helay kiisas badan oo cudurka Coronavirus ah. Yuusuf Xasan, oo ah xildhibaanka degmada Kamukunji oo ay ka tirsan tahay xaafadda islii oo go’aanka diidan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*