29th March 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah SNMta ayaa sheegay in Shiikh Shariif iyo Xasan Culusoow markii ay madaxweeynayaasha ahaayeen maamulka Hargeeysa haddii ay yihiin wax walba ay u  fiicnaayeen, laakiin dawladda Farmaajo iyo Kheeyre ay madaxda ka yihiin waa wiilal yar yar oo reer Xamar ah oo aan adduunka waxba kalla socon. Waxaa dhab ah in maamulka Hargeeysa ay soo food saartay jahwareer siyaasadeed iyo go’doon taas oo ay dheer tahay far isku fiiqfiiq ku aadan sababta ictiraaf loo waayey iyo meesha ictiraafka laga dayey.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*