26th July 2024  admin  Category :

Rabshado ka dhacay Garonka Badhameed pp hal Askari ku geeriyooday

Hal askari ayaa ku dhintay iska-hor-imaad goordhaweyd ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

Askarigan geeriyooday Allah ha u naxaeiistee ayaa lagu magcaabi jiray Maxamud maxamed salax shire(libaaxe)

Iska-hor-imaadku dhexmaray ilaalada garoonka Badhan iyo ciidamo kale oo tirsan isla Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*