
3rd March 2025 admin Category :
Ciidamada Difaaca Puntland oo goobkasta oo ka mid ah buuraha Calmiskaad ka ciribtiraya khawaariijta Daacish ayaa hawlgallo ka sameeyey Isha Bilcil, Isha Daltoonle iyo qaybo ka mid ah buuraha ku teedsan togga balaadhan ee Jaceel.