25th October 2024  admin  Category :

Isbaaraddii ay Galmudug u dhigatay Gar gaarkii ay reer Puntland u direen gobolka Hiiraan ayaa galabta la qaaday

Sadex maalmood, waxa ku xanibnaa Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo uu ka arimiyo Maamulka Galmudug 21 Gaari oo Gargaar u wada Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan oo saameysay Fatahaada Webiga Shabelle.

Gaadiidkan oo ay u dirtay Beledweyne Dowladda Puntland uuna dhawaan ku saagootiyey Magaalada Garoowe Madaxweyne Deni, ayaa la sheegay in Galmudug ay ka rabto Canshuur.

Galabta ayaa laga qaaday Isbaaradii gargaarka oo la sii daayey gawaaridii waday gargaarka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*