26th July 2024  admin  Category :

Dawladaha Ingiriisk iyo Maraykanka oo si adag uga hor yimid muddo kororsiga labada sano ah ee dawladda federaalka.

Xoghayaha Arrimaha Dibedd Mareykanka, Antony Blinken ayaa yiri: “Go’aanka wakhtiga loogu daray dowladda federalka wuxuu wiiqayaa ammaanka iyo nabadda dalka. Waxaan ugu baaqeynaa Dowladda Federalka ee Soomaaliya iyo Maamul Gobolleedyada inay ku laabtaan wada hadalladii, isla markaana ku heshiiyaan jidkii horey loogu socon lahaa”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*