26th July 2024  admin  Category :

Ing. Axmed Ismaaciil oo ka soo qayb galay xafladdii reer Toronto

Lacagtii reer Toronto horay ugu ururiyeen Dekedda Laasqoray.  oo intooda badani ay  Dumarku   bixiyeen, qofkii  ugu badanina uu bixiyey $1000, oo loo ururuyey Jaaliyad ahaan,  ayaa hadda Lacagtaas  Jaaliyad ahaan loogu diray Guddiga Jidka Ceel Daahir oo maalmahan beel ahaan lacagaha u qabanaysay, haddase ay tani ka duwan tahay oo ay tahay  mid jaaliyad soo direen kuwo nool iyo kuwa dhintayba ay wax ku leeyihiin. Lacagtan ayaa gaaraysa $ 30,000

Mahadi ha ka gaarto Odaygii Reer Maakhir ee Toronto ee dhowaan geeriyooday Xaaji Ciise Daahir Ramadiin iyo Hooyooyinka walaalaha ah ee Xaawo Xirsi iyo Shamis Xirsi oo iyaguna qabtay fund-raising Xilligaas

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*