1st July 2022  admin  Category :

Ina Cali koore iyo Ciise Xawar aya  ka qayb galay aaskii Cismaan Dacas.Marxuumka dhintay ayaa xoolihii laga dhaxli lahaa sida uu horay u sheegay waxa ka  dhacay  gacan ku dhiigle  Muuse Biixi oo labadan nin ee ka soo kala jeeda Dhulbahante iyo Warsangeli u soo kaxaystay Xabaasha. Marxuumka sheegay in la dhacay ayaa ka soo jeeday beesha Habar jeclo ee isaaq

 

 

Image may contain: 5 people, people standing, sunglasses, beard and outdoor

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*